Ku baro online adiga oo meel kaste joogo
Dadaal-kaada ku hano cilmiga diinta Islaamka iyo xirfado muhiim u ah nolashaada, mustaqbalkaada hagaaji!
Maxaad nagu dooraneysaa?
Barasho tayo leh
Waxaan bixinaa koorsooyin loo diyaariyay si heer caalami ah oo ku saleysan baahida suuqa shaqada
Wakhti kaste baro
Casharadu waa kuwo duuban, waxaad daawan kartaa wakhti kasta oo firaaqo aad u hesho adiga oo gurigaaga jooga.
Shahaado dhab ah
Markaad dhammaystirto koorsada, waxaad helaysaa shahaado xirfaddaada markhaati u ah.
Ma is weydiineysaa su'aalahaan?
Waxaad marka hore iska diiwaangelinaysaa website-ka adiga oo gujinaya badhanka "Register Now" ee bogga hore. Intaa ka dib, dooro koorsada aad rabto, ka dibna guji "Enroll Now" si aad u bilawdo casharada.
Haa, arday kasta oo si guul leh u dhamaystira dhammaan casharada iyo imtixaannada koorsada wuxuu si toos ah u helayaa shahaado digital ah oo caddaynaysa aqoontiisa.
Waxaad lacagta ku bixin kartaa hababka fudud ee gudaha dalka sida EVC Plus, Zaad, ama Sahal. Haddii aad joogto dibadda, waxaad isticmaali kartaa PayPal ama Credit Card.
Maya , si bilaash ah ayaad uga faa'iideysan kartaa
Waxaad nala soo xiriiri kartaa 24/7. Waxaad noogu soo diri kartaa fariin qaybta Contact Us ee website-ka, ama waxaad si toos ah noogala soo xiriiri kartaa lambarka +252618606975. ama +252619482841
Haa, website-ka Aqoon Nation waxaa loo dhisay inuu si aad u wanaagsan ugu shaqeeyo dhammaan aaladaha sida Mobile-ka, Tablet-ka, iyo Computer-ka.
Ardadeena
200+
Qancinta ardayga
99%
Cilmi baaris
10+
Online support
24/7