Privacy policy
Ilaalinta Xogta Gaarka ah
Aqoon Nation waxaan mudnaanta koowaad siinaa ilaalinta xogtaada gaarka ah.
Xogta aan ururinno: Waxaan ururinnaa magacaaga, email-kaaga, iyo macluumaadka xiriirka marka aad iska diiwaangelinayso website-ka si aan kuu siinno adeeg dhammaystiran.
Sida aan u isticmaalno xogta: Xogtaada waxaa loo isticmaalaa oo kaliya in lagu maamulo koorsooyinkaaga, laguugu soo diiro wararka cusub, iyo in lagu hagaajiyo khibradaada waxbarasho.
Ilaalinta Xogta: Waxaan isticmaalnaa habab ammaan oo casri ah si aan uga badbaadinno xogtaada inay gacmo shisheeye galaan.
Xiriirka: Haddii aad su’aalo ka qabto sida aan u maamulno xogtaada, fadlan nagala soo xiriir +252618606975. ama +252629482841