Terms And Conditions

Sharuudaha Adeega ee Aqoon Nation

Ku soo dhawaada Aqoon Nation. Markaad isticmaalayso website-keena, waxaad ku raacaysaa shuruudaha soo socda:
​Diiwaangelinta: Arday kasta waxaa mas’uuliyad ka saarantahay ilaalinta xogta koontadiisa iyo erayga sirta ah (password).
​Xuquuqda Aqoonta: Dhammaan casharrada, video-yada, iyo qoraallada ku jira website-ka waa hanti ay leedahay Aqoon Nation, loomana oggola in dib loo baahiyo fasax la’aan.Marka laga reebo casharada diiniga ah.
​Bixinta Lacagta: Lacagaha koorsooyinka waxaa lagu bixinayaa hababka elektaroonigga ah ee ka muuqda bogga bixinta, waana in la dhammaystiro ka hor intaan la bilaabin koorsada.
​Joojinta Adeegga: Aqoon Nation waxay xaq u leedahay inay xirto koontada ardayga haddii lagu arko dhaqan khilaafsan shuruudaha adeegga.