ADEEGYADA AAN BIXINO WEBSITE DESIGN Waxaan kuu dhisaynaa website casri ah, qurux badan, oo si habsaami leh ugu shaqeeya taleefannada iyo kombuyuutarrada. NAQSHADEYNTA UBAXYADA ”Waxaan kuu sameynaynaa naqshado ubaxyo ah oo soo jiidasho leh, kuwaas oo loogu talagalay munaasabadaha kala duwan iyo hadiyadaha. Waxaan isku xireynaa farshaxan casri ah iyo midabada dabiiciga ah si aan u abuurno bilic indhaha deeqda.” CILAAN SAAR Waxaan gacmahaaga iyo lixaadkaaga ku qurxinaynaa naqshado cilaan oo casri ah, kuwaas oo isugu jira hiddaha iyo dhaqanka. MAKEUP Waxaan bixinnaa adeeg makeup oo tayo sarreeya, annagoo adeegsanayna agab casri ah si aad u dareento boqornimo iyo bilic buuxda. Wixi faahfaahin dheerad ah fadlan halkan Nagala Soo Xiriir our customer service Team HALKAAN RIIX